A Free Template From Joomlashack

A Free Template From Joomlashack

The Central Bank Of Somalia

Central Bank of Somalia
PROPERTIES PDF Print E-mail

 

BANKIGA DHEXE EE SOOMAALIYA

OGEYSIIS

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya wuxuu Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolkan Banaadir uga digayaa in aysan iibsan, dhisan, oodan, una isticmaalin  deegaan ahaan dhulalka banaan & dhismayaasha uu Bankiga milkiyadda u leeyahay ee ku kala yaala degmooyinka gobolkan Banaadir.

Haddaba, hantida bankiga oo ah Hanti Qaran, ciddii isku deyda inay iibsato, dhisato, oodato, ama  u isticmaasho deegaan ahaan, waxaa lagu wargalinayaa inay ku kharaasri doonto hantideeda, islamarkaana sharciga lala tiigsan doono.

Waxayna hantidaasi kala tahay:

No

Hantida

Goobta uu ku yaal

1

Xarunta Bankiga Dhexe

Degmada Xamar weyne

2

Garaashka Bankiga Dhexe

Degmada Xamar weyne

3

Dugsiga Tababarka Shaqaalaha Bankiga

Degmada Xamar weyne

4

Laanta Bankiga Dhexe (Bankiga Salaam)

Degmada Xamar weyne

5

Guriga Guddoomiyaha Bankiga

Degmada Hodan Zone Digfeer

6

Guriga Agaasimaha Guud Bankiga

Degmada Hodan Zone Digfeer

7

Guryaha Shaqaalaha Bankiga Dhexe & Dhul Banaan

Degmada Mediina

8

Warshada Dayactirka & Isgaarsiinta B.Dhexe

Degmada Yaaqshiid

9

Shirkadda FIMA

Degmada Shangaani

10

Laanta Madaganayaasha

Degmada Boondheere

11

Naadiga Bankiga Dhexe ee Liido

Degmada Cabdicasiis

12

Guryaha Shaqaalaha Bankiga Ganacsiga

Degmada Hodan (Casa Popolare)

13

Laba Guri Madaxeed

Degmada Hodan ( Casa Popolare)

14

Laanta Bankiga ee Wardhiigleey

Degmada Wardhiigleey

15

Laanta Bankiga ee KM4

Degmada Waabari

16

Laanta Bankiga Wadajir & Guryaheeda

Degmada Mediina

17

Laanta Shariif Abbow

Degmada Shangaani

18

Xarunta Dhexe Bankiga Ganacsiga

Degmada Shangaani

19

Laanta 1aad ee Bankiga (Napoli)

Degmada Shangaani

20

Laba guri dabaq ah (ka soo horjeedka Wakaalada Xooga Korontada Umadda)

Degmada Xamar weyne

21

Xarunta Keydka Shidaalka ee Bankiga

Degmada Hodan (Guriga Shaqaalaha Dhabarkiisa)

22

Xarun Bankiga (ka soo horjeedka Warshada Xiirey Qaasim

Degmada Mediina

23

Guri Deegaan (ka soo horjeedka Dugsiga Sare 21 Oktober)

Degmada Waabari

24

Guriga Guddoomiyaha Bankiga Ganacsiga

Degmadda Boondheere

25

Guriga uu degganaa Safiirka Ingiriiska

Degmadda Boondheere

26

Guryo Shaqaale (Jaango’an)

Degmadda Boondheere

27

Laanta Fagax ee Bankiga (Agagaarka Isgoyska Fagax)

Degmada Yaaqshiid

28

Laanta Hodan ee Bankiga

Degmada Hodan

29

Laanta Bankiga ee Wakaalda Muuska

Degmada Shangaani

30

Dhismaha Croce Del Sud (Qayb ka mid ah)

Degmada Xamar weyne

31

Dhismaha Alto Modo Laanta 1aad ee Bankiga (Dahablaha Xamarweyne)

Degmada Xamar weyne

32

Guri Deegaan (dhabarka Dugsiga sare Bartamaha)

Degmada Shangaani

33

Laba Guri deegaan (isku dhegen) Mariino

Degmada Cabdicasiis

34

Garaash weyn (sarta Xeyle bariise ku dheggan)

Degmada Heliwaa

35

Warshada Baastada & 18 guri oo ay isku meel kuwada yaalaan

Degmada Yaaqshiid

36

Dhul Banaan (Warshada Baastada)

Degmada Yaaqshiid

37

Laba guri oo min laba dabaq ah (madaxda warshada baastada)

Degmada Yaaqshiid

38

Laba guri oo kuyaal Dugsiga Sare Banaadir agtiisa

Degmada Hodan

39

Warshadda & Dhulka Ferro Somalo (Beexaani)

Degmada Kaaraan

40

Warshadda & Dhulka Sopral(u dhow Xabsiga Dhexe)

Degmada Xamar jajab

41

Dhul weyn oo Banaan (Jaziira Xooga korontadda)

Degmada Mediina

42

Dhul weyn & Ceel (Aagga KM8) Wadada Muqdisho-Afgooye

Degmada Mediina

 

 

 

 

Sidoo kale Dadweynaha ku nool Gobollada & Degmooyinka Dalka, waxaa iyana looga digayaa inaysan ku kedsoomin oo aysan iibsan, deign, oodan ama dhisan hantida Bankiguku leeyahay Gobollada & Degmooyinka Dalka, kuwaasoo isugu jira Xafiisyo, Guryo Shaqaale & Dhul bannaan oo uu Bankigu leeyahay.

 

Agaasinka Guud

 Bankiga Dhexe ee Soomaaliya

 

 
Joomla 1.5 Templates by Joomlashack